Dawlada Puntland ayaa dadaal xoogan ugu jjirta sidii ay u hirgalin lahayd wado si KMG ah loo isticmaalo taas oo laga hirgalinayo aaga ay ka goday wadada Laamigaa ee suni jiif.
Hay’ada wadooyiga Puntland ee PHA ayaa bilowday dhismaha wado Jay ah oo hareermaraysa wadaii hore, iyadoona Madaxda Puntland oo Madaxwaynuhu ugu horeeyo ay xariga ka jareen.
wadaan la dhisayo ayaa la filayaa in lasii maro si uusan ukala go’in Ganacsiga & isusocdka dadka waxna Dawladay ay sheegtay in Laamiga la dhisidoono.
Maalmihii ugu danbeeyay ayaa waxaa kala go’anaa wadada laamigaa, iyadoona aysan jirin wax socdaal ah ama ganacsi ah oo xiligaan ka dhexeeya Gobolkada Puntland.
Siciid Muumin oo kamid ah Ganacsatada Puntland oo la hadalay Shabakada Allpuntland ayaa sheegay in Ganacvsatada ay wadaan dadaal ay dawladooda la kaashanayaan lacagna iska aruurinayaan si ay u dhisaan wadada laamigaa.
Shacabka Puntland ayaa tan & markii ay duufaantu ka dhacaday qaar kamid ah Puntland waxaa muuqda Dadaal xoogan ay ay wadaan kaas oo ay isku kaashanayaan.