VOA Somali
Barnaamijka Faaqidaadda waxa aynu todobaadkan ku eegeynaa khilaafka u dhaxeeya Madaxweyne Xasan Sheikh Maxamuud iyo Ra’iisul-wasaare Cabdi Faarax Shirdoon Saacid.
Barnaamijka waxaa marti ku ah, Xildhibaan Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil, Xildhibaan Faarax Cawad Jaamac oo labadooduba ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya, iyo Garyaqaan Axmed Cali Maxamed Kheyrre oo ka tirsan Jaamacadda London qeybteeda qaanuunka.
Barnaamijka oo uu daadihinayo Daauud Aweys halkan hoose ka dhageyso.
Share on:
WhatsApp