Soomaalida Ku Nool Dalka Mareykanka Oo Dibad Bax Cabasho Ah Ka Dhigay Magaalada Minneapolis

0
1248

Soomaalida Ku Nool Dalka Mareykanka Oo Dibad Bax Cabasho Ah Ka Dhigay Magaalada Minneapolis ”

Banaan Baxa ayaa waxaa soo Qaban qaabiyey dhalin yaro Soomaaliyeed oo isugu jira wiilal iyo gabdho, waxeyna isku soo bax ka sameeyeen wadooyinka magaalada ee Goloka Minnesota.

Dibad baxayaasha ayaa waxa ay ka cabanayeen dilal halkaasi loogu geysto dhalinyaro Soomaaliteed, waxeyna ku qeylinayeen halku dhigyo ka dhan ah dilalkaasi.

Sidoo kale dibadbaxayaasha ayaa watay boorar ay ku qoran yihiin Hala joojiyo Dilalka waxaan rabanaa nabad iyo ereyo kale oo ay ku dalbanayeen joohinta dilalka loo geeysto dhalinyarada Soomaalida ee ku nool gobolkaasi.

Radio Muqdisho

 

BanaanbaxMinneapolis2031110_3 BanaanbaxMinneapolis2031110_1 BanaanbaxMinneapolis2031110_2