Kirooyinka guryaha Muqdisho oo kordhay

0
1227

MuqdishoMagaalada Muqdisho oo ka soo kabaneysa dhibaatadii ay ku rabeen dagaaladii sokeeye ee ka dhacay 22-kii sanno ee la soo dhaafay ayaa hadda waxaa mareysaa heerkii ugu fiicneed.

Iyadoo sidaas ay jirto haddana guryaha magaalada ayaa lacagaha lagu ijaaro ay aad u kordheer degmooyinka qaar.

Degmooyinka Xamarweyne, Hodane, Waabari ayaa ka mid ah degmooyinka ugu qaalisan guriyaha magaalada Muqdisho.

Degmooyinkan waaba ay adag tahay in aad ka hesho gurri kiro, waxaa la shegeay in halkii qol uu ka marayo &80 ama wax ka badan.

Sababta waxaa lagu sheegay degmooyinkan ayaa ka aammaan fiican degmooyin 17-ka ah ee ku yaalla Muqdisho.

Degmooyinka guryahooda ugu raqiisan yihiin waxaa ka mid ah Wadajir, Yaaqshid, iyo Deyniile.

Midnimo