INAA LILAAH WAINAA ILEYHI RAAJICUUN.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xassan Sh. Maxamud Anigoo kuhadlaya magaca Dowlada kan Shacabka iyo Keygaba waxaan uga tacsiyeeyay Madaxweynaha iyo shacabka Koonfor Afrika, qaasatan ehelada iyo asxaabta Geerida naxdinta leh ee ku timid Madaxweynihii hore ee dalka Koonfur Africa Marxuun Nelson Mandela waxaana eebe uga baryeynaa inuu eebe unaxariisto heladii,qaraabadii iyo asxaabtii uu ka tagayna samir iyo iimaan kasiiyo.
“Mandela wuxuu ahaa shaqsi saameyn weyn ku leh aduunka. Geeridda Geesiga Afrika, Mandela oo ahaa nabadoon waa laga wada xusayaa dhamaanqaaradda Afrika. Wuxuu hormuud u ahaa dhamaan inta u dooda cadaaladda iyo xornimadda.”