Magaalada Muqdisho oo 23-kii sanno ee la soo dhaafay ay ka socdeen dagaallo sokeeye oo wajiyo badan yeeshay, waxa ay reeb in carruur badan ay ku waayaal waalokooda.
Habaddaba gabadhan idiin muuqata waxay ku biirtay dhallinyaro badan oo ku shaqeysta xirfada caseeyaaha kuwaasoo ay ku dabiraan nolasha qooysas badan oo ay la nool yihiin.
Ayaan Maxamed Muuse waa gabar agoon ah, waxayna la nooshahay Hooyadeed oo cid biisha aysan jirin, iyada iyo dhowr carruur ah.
Ayaan ayaa la sheegay in ay hada noqotay gabadhii ugu horeysay ee ku biirta Dhalinyarada Wiilasha ah ee Kabaha Caseeya,kadib marki ay sheegtay inay ka xishootay TUUGSI iyo gacan dhiibasho.
Midnimo