Guddiga xallinta qilaafaadka iyo xulista wakiillada Puntland ayaa caawa ansixiyay xubnaha Golaha Wakiillada cusub ee maamulka Puntland oo bisha dambe dooranaya madaxweynaha maamulka.
Golaha Wakiillada cusub oo ay tiradoodu gaareysaa 66 mudane ayaa shaqeyn doona afarta sano ee soo socota.
Haddaba halkan ka aqriso liiska xubnaha cusub ee Wakiillada Puntland.
Bar-Kulan