C/weli Gaas oo ku guuleystay xilka madaxtinimo ee Puntland

0
992

Cabdiweli20140108Guddoomiyaha Baarlamaanka ee maamulka Puntland ayaa ku dhawaaqay natiijada doorashada Madaxweynenimo ee maamulka Puntland, iyadoo xilkaasi uu ku guulestay C/weli Maxamed Cali Gaas.

Guddoomiyaha ayaa sheegay in C/weli Maxamed Cali Gaas uu helay 33 cod halka C/raxmaan Maxamed Maxamuud Faroole uu isna helay 32 cod, waxaana xuamatay hal cod, sidaasi ayuuna ku noqday Madaxweynaha Maamulka Puntland.

Cabdiweli20140108_2