Dagaal iminka ka socda Dhoobleey

0
1022
Markacadeey.com

Markacadeey.comWararka aan ka heleyno Deegaanka Dhoobleey ee Gobolka Jubbada Hoose ayaa ku soo warramaya in halkaas dagaal qadhaadh uu ku dhexmarayo Ciidamo kawada tirsam dowladda Federaalka Soomaaliya.

Dagaalka oo illaa iyo iminka socda ayaa inta la xaqiijiyay waxaa ku dhaawacmay illaa5 Askari oo ka kala tirsan Labada dhinac.

Ma jirto cid kala dhex gashay labada dhinac, lamana oga sababaha dagaalkooda balse dadka deegaanka ayaa soo warinaya in ay ka war heleen dagaalka oo qarxay illaa haatanna uu ka socdo deegaanka.

Shabelle