Goobihii Ganacsiga Nairobi oo albaabada la isku dhuftay iyo qab qabsho socota

0
1052

KenyanSoldiersInEastleighWararka saakay naga soo gaarayo magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya ayaa sheegaya in howlgalo culus ka socda xaafadaha Soomaalida ku badan yihiin ee Islii ka dib Qarax xalay Nairobi ka dhacay.

Wariye ku sugan Nairobi ayaa u sheegay warbaahinta in xaalada saakay ay tahay mid kacsan oo meel walbo lagu arkayo Ciidamada Boliiska Nairobi oo dadka qab qanaya.

Howlgalada socda ayaa lagu qabtay dad aad u fara badan oo la sheegay inkastoo aan la xaqiijin inay Soomaali ku jiraan.

Hayeeshee, xalay ayaa Nairobi lagu weeraray Qarax Bambaano ah,kaasi oo sababay qasaaraha dhaawaca labo ruux.

Warkii