Madaxwayne Cabdiwali Gaas oo Xilkii la wareegay

0
891

CabdiWeli20120702_1Waxaa goor dhawayd si rasmi ah xilka u wareejiyay Madaxwaynihii hore ee dawlada Puntland Mudane Cabduraxmaan Shiikh Maxamed Maxamuud faroole, iyadoona uu xilka si rasmi ah ugu wraeejiyay Madaxwaynaha Cusub ee dawlada Puntland Cabdiwali Maxamed Cali gaas.

Munaasbad ayaa haatan wali socota, iyadoona khudbado laga jeedinayo, waxaan dhinaca kale si rasmi ah Maanta Madaxtooyada ugu sugan qaybaha Bulshada Saraakiil & waxgarad isimadu ugu horeeyaan, siyaasiyiin & diblamaasiyiin Calaami ah.

 

Allpuntland