Waxaa xalay degmada Heliwaa ee gobalka Banaadir lagu dilay mid ka mid ah hakhaatiirta ka tirsan degmadaas xili uu ku sugnaa meel u dhaw goobtiisa ganacsiga.
Sida ay dad goobjoogayaan ah inoo xaqiijiyeen ayaa waxa ay sheegeen in kooxo ku hubeysan Bistoolado ay xalay fiidkii dileen dhaqtarka oo lagu magacaabo Daahir Yare.
Kooxaha dilka geystay ayaa durba Goobta ka baxsaday iyaga oo aan lasoo qaban ,meedka dhaqtarka ayaa waxaa hlkaas ka qaaday dadka deegaanka.
Sababaha loo dilay Dhaqtarkaan ayaa lagu sheegay in ay tahay isaga oo si toos ah ula shaqeenaayay maamulka Degamada Heliwaa dhanka daawada sidaas ayaana la sheegay in kooxahaan ay ku dileen.
Dhanka kale maamulka Degmada Heliwaa ayaa sheegay in dilka Dhqtarka ay ka danbeeyaan Ururka AL-Shabaab oo xilliyadii habeenkii ah ka taliya inta badan degmadaas.
Wakii