Rayid dilal iyo dhaawac loogu geystay Deegaanka Ceel Jaale ee Marka

0
1640

MarkaBeachHal qof ayaa lagu dilay mid kalana waa lagu dhaawacay deegaanka Ceel jaale ee Gobolka Shabeelaha Hoose sida wararka ka imaanaya halkaasi ay xaqiijinayaan.

Goob Joogayaal ku sugan deegaankaas ayaa Shabelle u sheegay in aan la ogeyn sababta lagu Maagay dadkaasi Rayidka ah.

Xiriiro aan la sameynay Maamulka Deegaanka Ceel Jaale ayaan inoo suura gelin si aan faah faahin uga helno sida ay wax u dhaceen balse falkaan ayaa noqonaya mid argagax u keeni kara dadka halkaasi degan.

Shabelle