Akhristayaasheenna Sharafta leh waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa Barnaamijka Haweenka Telefishinka Qaranka Soomaaliyeed (SNTV) oo ku saabsan Wasiirka Haweenka iyo Hormarinta Xuquuqda Aadanaha oo Su’aallo uga jawaabtay Ardayda gabdhaha ah ee wax ka barta Jaamacadaha magaalada Muqdisho iyo gabdho ka socday ururrada Haweenka.
Barnaamijka ayaa hadaba waxaa daadihineysa Wariyaha Telefishinka Qaranka Sacdiyo Maxamed Xasan.
Radio Muqdisho