Sheekh Cali Max’ud Raage (Cali) Afhayeenka Guud ee dagaalamayaasha Al Shabaab ayaa beeniyay wararka sheegaya in la dilay.
Afhayeenka ayaa tibaaxay in uusan jeceleyn in cera jawaab ah uu siiyo Milatariga Kenya oo sheegtay in dileen laakiin uu ku soo dadajiyay in warkaan uu bixiyo Walaaca iyo shakiga ay dareemeen sida uu hadalka u dhigay Shacabka Soomaaliyeed.
“Waa metà ka metà ah Beenta ay niyadda ugu qaboojiyaan shacabka Kenya ee Ilmahooda lagu soo qalday dagaalka Soomaaliya ee noloshooda ku soo halaagay dhulkeenna” ayuu Yiri Sheekh Cali Dheere.
Muddooyinkii Dambe ayaa la haayay Hadal Geerida Sheekh Cali Dheere guerra kadib ka soo baxay dowladda Kenya oo ay ku sheegtay in uu u geeriyooday dhaawac ka soo gaaray weerar ay kula qaadeen Saraarkiil Sar Sare oo Al Shabaab ah Gobolkaasi Gedo.
Shabelle