Hoobiyaal caawa Muqdisho laga maqlay

0
901

JidkaMakkah1Wararka ka kaamanaya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in caawa fiidkii magaalada laga maqlay dhowr madfac.

Ma jirto ilaa hadda khasaaro ka dhashay madaafiicda caawa laga maqlay magaalada Muqdisho.

Ciidamada ammaanka ayaa lagu arkayay wadooyinka kuwaasoo baarayay gaadidka dad weynaha.

Ma ahan markii ugu horeysay oo madaafiic laga maqlo Muqdisho xilli habeen ah.

Kooxda Al-Shabaab ayaa sheegtay mas’uuliyada weerarka iyo qaraxyada caawa laga maqlay magaalada Muqdisho.

Dadkii ku sugnaa wadooyinka magaalada Muqidsho ayaa kala cararay oo guryahooda ayey galeen.

Midnimo