Madaxweyne ku xigeenka dalka Kenya William Rutto ayaa sheegay in dowladiisu ay sii wadi doonta Mafaafurinta dadka Soomaalida ah ee sida sharcidarada ah ku joogo dalkeeda, kuwaas oo maalmihii danbe howglao lagu baacsanayayn ay ka socdeen dalka Kenya.
Mr. Rutto ayaa sheegay in arintan masaafurinta dadka sharcidarada ku joogo dalka Kenya ay sabab u tahaya amaan darada ka soo cusboonaatay dalka Kenya oo ay qayb ka yihiin sida uu sheegay dadka Sharcidarada ku jooga dalkiisa.
Madxweyne ku xigeenka Kenya William Ruto ayaa xusay in hogwlada ay samayanayaan Ciidamada Boliiska Kenya ay sii socobn donaan ilaa amaanka Kenya laga xaqiijinayo sida u hadalka u dhigay.
Hadalka Madaxweyne ku xigeenka Kenya William Rutto ayaa imaanaya xili maalmihii danbe howgalo raaf ah ay ciidamada Kenya ka wadeen Xaafda ayu Soomaalidu degto ee Islii lagauna qabqabtay dad ka badan 4,000 oo Soomaali u badan, iyadoo dufcadii ugu horaysay oo Soomaali ahna oo 82 qof ka koobnaa dhawaan laga soo dajiyay garoonka aden ade international airport ee Magaalada Muqdihso kuwa kalana sida ay dowlada Kenya ssheegtay la filyao in dalka dib loogu soo daadgureeyo maalmaha soo socda.
Shabelle