Qarax Miino ayaa Goor dhaw loo dhigay Mas’uul ka tirsan Maamulka Degmada Wadajir ee Gobolka Banaadir.
Qaraxa ayaa waxaa Waxyeelo ay ka soo Gaartay Xoghayihii Degmada Wadajir Macalin Maxamuud, ayadoona Wararka ay sheegayaan in uu Geeriyooday.
Waxaa Qaraxa uu ka dhacay Irida Guriga Gudoomiyaha Degmada Wadajir Axmed Daaci.
Warkii