Rasaas laga maqlaayo Goobweyn iyo warar sheegaaya…

0
1053
Markacadeey.com

Markacadeey.comWararka ka imaanaaya deegaanka Goobweyne ee dhaca duleedka Kismaayo ayaa waxay sheegayaan in halkaasi laga maqlaayo rasaas xoogan.

Wararka qaar ayaa waxay sheegayaan in ciidamo uu hogamiyo Barre Hiiraale dhexdooda ay dagaalamaayaan, iyadoona ilaa hadda uljeedka aan la ogeen.

Qasaare halkaasi ka dhashay lama oga, waxaase dhacaaya rasaas culus oo dad badan maqlayaan.

Warkii