Dowlada Soomaaliya oo beenisey in Kenya ay Kismaayo Qunsul u soo magacowdey

0
859

RidwanXaajiIlaa intii la shegay in la soo magacaabey Wakiilka Kenaya e Jubbooyinka waxaa aamusnaa dowlada oo hada Kadib markii dhawaan uu soo baxey in Kenya ay Qunsul u soo magacowdey Magaaladda Kismaayo ayaa waxaa arintaasi beenisey Xukuumadda Soomaaliya.

Ridwan Xaaji Cabdiweli Afhayeenka Xukuumadda ayaa waxaa uu warbaahinta u sheegey in warbixin ay soo saartey Wasaaradda Arimaha Dibadda Soomaaliya ay baaritaan ay sameysey ku soo ogaatey in aaney sal iyo raad laheyn in Kenya ay Kismaayo Qunsul u soo magacowdey.

Waxa uu Ridwaan sheegay in dayaacad laga bad badiyey ay tahay in Kenya xubin qunsul uga noqda Xarunta gobolka Jubbada Hoose usoo dirtay wasaaraduna ay xaqiijisay inuusan warkaasi ahayn mid xaqiiqo ah.

Warkii