Gudiga Dastuurka ee Baarlamaanka Soomaliya ayaa soo dhoweeyay magacabista gudiga madaxa banaana ee dib u eegista Dastuuurka Qabyada ah ee dalka oo golaha Wasiiradu ay meel mariyeen.
Gudoomiyaha Gudiga Dastuurka ee Baarlamaaka Soomaaliya Marwo Maryan Cariif Qaasim oo la hadashay Radio Muqdisho ayaa sheegtay in Baarlamaamku uu arintaasi aad u sugayay waxeyna xustay iney wada shaqeyn wanaagsan yeelan doonaan.
Hoos ka dhegeyso hadalka Maryan Cariif Qaasim