Dil Baladweyne loogu geystay mid ka mid ah Imaamyada Masjidyada Magaaladaasi

0
861

Beledweyne20131119Dableey Bastoolado ku Hubeysan ayaa Sheekh Cabdi Ibraahim Magan oo ka mid ahaa Imaamyada Mid ka mid h Masjidyada ku yaalla Magaalada Baladweyne xalay ku toogteen halkaasi.

Dilka kadib ayaa Goobta Imaamka dilka loogu geystay waxaa soo gaaray Ciidamo ka tirsan kuwa dowladda Soomaaliya kuwaas oo baaritaan ay ku daba galayaan kooxi dilay wadaadka ka sameeyay Magaalada Xaafadaheeda. Illaa iyo iminka

lama oga sababta ka dambeysay dilka wadaadkaan loogu geystay Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan.

Shabelle