Shidaalka Somaaliya ma sii Hurinayaa Colaada

0
1137

OilDrillIyadoo ah furinta hore ee sahminta shidaalka Geeska Africa, Soomaaliya waa dal leh ifafaalo wanaagsan xagga tamarta, isla markaasna waa dal ay caqabado badan oo xagga sahanka shidaalka ah haystaan. Marka laga soo tago caqabado xagga farsamada, kaabayaasha iyo gaadiidka ah, Soomaaliya waxaa ku dahaaran culeysyo kale oo fara badan oo ay kamid yihiin siyaasad dheellineysa, hey’ado aad u nugul, ammaan darro iyo mugdi baahsan oo ku saabsan xuquuqda lahaanshaha hantida.

Daraasad cusub oo ku saabsan shidaalka Soomaaliya ayuu Dr. Dominik Balthasar, oo ah khabiir arrimaha horumarinta oo Machadka Heritage ka tirsan wuxuu uu kuur galayaa sida laga yaabo in baadi-goobka shidaalku uu sii hurin karo xiisadaha siyaasadeed ee kacsan, iyo sida uu u kordhin karo fursadaha colaad soo rogaal celisa.

Halkan akhriso qoraalka oo dhan (PDF, 2.8MB)