Saddex qof oo rag ah iyo hal dumar ah oo sitay walxa laga sameeyo qaraxa ayaa shalay lagu qabtay xaafadda Majengo ee magaalada Nairobi ee dalka Kenya, sida uu qoray wargeyska the nation ee kasoo baxa magaalada Nairobi.
Eedeysanayaasha ayaa sidoo kale laga helay 11 taleefoonka gacanta ah iyo Keydiye macluumaad (flash Disk).
Lama sheegin cidda ay asal ahaan kasoo jeedaan eedeysanayaasha, oo ku xiran saldhigga booliska Buruburu ee magaalada Nairobi.
Bar-kulan