Ciidamada DF oo la Wareegay Garaashkii Cismaan Caato ee Muqdisho

0
995

SomaliPoliceForceWarar hada soo gaaray Warbaahinta Hagenews ayaa sheegaya in Ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya ay hada Gudaha u Galeen Garaash weyn oo Magaalada Muqdisho uu ku lahaa Alle ha u naxariistee Xildhibaan Cismaan Cali Caato oo ka mid ahaa Siyaasiin si weyn looga yaqaanay Muqdisho.

Wararka ayaa sheegaya in Ciidaamada Dowladda ay Garaashka gudaha u Galeen oo ay ka heleen Hub aad u badan,Iyagoona sidoo akle Qab qabtay Dadkii Joogay Garashka.

Taliska Booliska ayaa sheegay in ay Qabteen Hub Aad u badan oo Sharcidaraa islamarkaana uu lahaa Cismaan Cali Caato.

Warkii