Madaxtooyada oo Xeer Ilaalinta ka Dalbatey Baaritaan

0
792

Xafiiska Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya waxaa uu si weyn uga walaacsan yahay eedeymaha uu soo jeediyey Hantidhowrka Guud ee qaranka, waxaana uu ka codsadey Xeer Ilaaliyaha Guud inuu degdeg baaritaan ugu sameeyo eedeymahan.

Xafiiska Madaxtooyada waxaa ka go’an mar walbana diyaar u yahay taageerada in si hufan uu u shaqeeyo xafiiska Hantidhowrka Guud.

Hoos ka dhegeyso eedeymaha Hantidhowraha Guud:

      http://balcad.com/wp-content/uploads/2015/01/Hanti-Dhowraha-Dowladda-oo-sheegay-in-Naftiisa-ay-halis-ku-jirtoDHAGEYSO-_-RADIO-KULMIYE__-88.0-MHZ-Mogadishu-Somalia.mp3