Madaxweynaha dalka Turkiga Recep Dayip Erdogan ayaa ka dagay magaalada Jabuuti waxaana garoonka ku soo dhaweeyay madaxweynaha dalka Jabuuti Ismaaciil Cumar Geele iyo masuuliyiin kale.
Xaaska madaxweyne Erdogan Emina oo madaxweyne Erdogan kaga hartay Addis Ababa markii uu Sacuudiga aaday ayaa iyaduna soo gaartay magaalada Jabuuti iyadoo ay garoonka diyaaradaha ee Jabuuti ay ku soo dhaweysay marwada madaxweyne Ismaaciil Cumar Geele Khadra Maxamuud Xayd.
Balcad