BBC: Waraysi Madaxwaynaha Soomaaliya

0
868

Halkan ka dhegeyso wareysiga:

      http://wsodprogrf.bbc.co.uk/somali/dps/2015/02/sompresonline_150213_madaxwaynaha_au_bb.mp3

Madaxwaynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa sheegay in aanay jirin cid ka saraysa sharciga, oo qofkii musuqmaasuq sameeya ee hanti dhaca la marsiin doono waxa uu qaanuunku qabo.

Wuxuu kaloo ku baaqay in la joojiyo dagaalka Guriceel oo ciddii wax tirsanaysa ay ka qaybgasho wadahadalada Nabadda ee ka socda magaalada Dhuusamareeb.

Maalmihii ugu dambeeyay waxaa jirtay hadal hayn ku saabsan caafimaadka madaxwaynaha iyo ujeedka uu u tagay dalka Germany.

Madaxwaynaha, ayaa kaga hadlaya waraysiga arrimo kala duwan oo ay ka mid yihiin dhismaha maamul goboleedyada.

BBC Somalia