C/wali Gaas oo magaalada Muqdisho gaaray isaga oo ciidan gaar ah wata

0
1166

Waxaa garoonka Aden Cadde ee magaalada Muqdisho kasoo dagay M/weynaha maamulka Puntland C/wali Maxamed Cali Gaas iyo wafdi gaar ah uu isaga hogaaminaayo.

M/weyne Gaas ayaa waxaa la socday ciidamo labisan iyo kuwa dharcad ah iyadoo arinkaan uu fashil ku yahay DF Somalia maadaama iyaga looga baahan yahay in ay dusha saartaan amaankiisa maadaama uu joogo magaalo Madaxda dalka.

Dhanka kale waxaa magaalada Muqdisho ku sugan Axmed Madoobe iyo Shariif Xasan oo iyagana shir uga qeybgalaya magaalada Muqdisho kaasoo ay DF Somalia soo qaban qaabisay.

Balcad

CiidanPuntland20150204_4 CiidanPuntland20150204_3 CiidanPuntland20150204_2 CiidanPuntland20150204_1