Madaxweynaha Somaaliya Xasan Sheikh Maxamuud ayaa maaanta Xaalad caafimaad u aaday Dalka Germany sida ay xaqiijiyeen Ilwareed ku sugan Madaxtooyada.
Madaxweynaha ayaa lagu waday maanta inuu soo xiro kalfadhiga 5-aad ee Baarlamanka sida ku xusan dastuurka balse xalay ayuu ka sheegay casho shaarf R.Wasaaraha u sameeyay Xubnaha Baarlamanka inuusan ka qeybgali karin Xiritaanka Kalfadhiga 5-aad
Warar soo baxaya ayaa sheegaya in Madaxweynuhu uu mudo 10 maalmood ku maqnaan doonio Germany arimaha Caafimaadkiisa dartood.
Ilaa hada faahfaahin rasmi ah lagama hayo Xanuunka Madaxweynaha uu u aaday Wadanka Germany.
Warkii