Fadlan Caawin Mashruuca Yateemka Soomaaliyeed

0
1581

Help Yateem:  Waa mashruuc lagu caawinaayo yateemka Soomaaliyeed oo waalidoonta dhintey.  Sida ku cad quraanka kariimka iyo axaadiista nabiga (SCW), waxaa nala amrey inaan caawino Yateemka.  Halaga faa’iideysto bishan barakeysa ee Ramadan ee fadliga badan oo sadaqadana in la bixiyo ay ku fiicantahay.