DAAWO MUUQAAL “WADAAD SOOMAALIYEED OO XAASKIISA KA JIRAN TAHAY AYAA JIKADA GALAY OO CANJEERO DUBAY !!

0
1556

Wadaad Soomaaliyeed oo iimaam ah kuna nool dalka Mareeykanka ayaa iska soo duubay muuqaal isaga oo Caruurtiisa u dubaayo Canjeero ka dib markii ay ka xanuunsatay xaaskiisa wuxuuna sheegay in rag badan laga doonaayo sidaan oo kale .