Warar laga helayo magaalada Boosaaso, xarunta gobolka Bari ayaa sheegaya in halkaasi laga helay meydka Gabar la sheegay in xubnaheeda qaar ay maqan yihiin.
Wararka ayaa sheegaya in Meydka Gabadhani oo sida la sheegay horey loo afduubey in laga helay guri ku yaala magaaladaasi.
Wararku waxay leeyihiin Gabadhani da’deedu waxay la ekeyd hal sano.
Ma jirto faahfaahin badan warkan la xiriirta Booliska ayaana sheegaya iney Baaritan ku sameyn doonan dhacdadasi.
Wixii ku soo kordha warkani iyo faahfaahintaba Halkan ayaad kala socon doontaan, Insha Allah.