Waxay la yaabeen: Toban sano jir, labo caruur ah hooyo u ah?.. Sabab..?!!!!

0
1726

” Faaduma Danshu ” oo ah xubin ka tirsan baarlamaanka magaalada Islam ee raacsan caasimadda Iran ee Dahran ayaa sheegtay in magaalada Islma laga helayo ilma yar oo 10-jir ah oo dhashay laba Canug , xaalad xunna ku nool cidkastaana ka faa’idaysanayso .

Faadumo oo ka hadlaysay dhibaatada caruurta haysata ayaa tiri, gabadhan yari ilmaha ay dhashay kumay dhalin si sharci ah.

Faadumo oo xubin baarlamaan ah ayaa hadalkeeda ku dartay “waxaan ka xumahay in maalin kasta aan arkayno ilma yar oo dhalanaya cidii dhashayna aan la garayn, tiradu way sii kordhaysaa , qorshe wax looga qabanayana ma jiro”

RIIX HALKAN SI AAD U DAAWATO VIDEO-GA GABADHA WAX DHASHAY

[cplw category=”all” width=”500″ height=”500″ effects=”scrollVert” posts_to_show=”6″ time=”1000″ sort_by=”date” excerpt_length=”10″ thumb_width=”150″ thumb_height=”150″ date_format=”F j, Y” display=”thumb” order=”desc”]