Waa arin dabiici ah in dadka iska dhalay la isku soo qabto muuqaal ahaan xitaa ay mararka qaar aad isugu ekaadaan, sidaa darteed kumaba sii jiraan xidigaha Bollywood-ka ee is dhaleen.
Hadaba maanta waxaan idiin heynaa xidigaha Bollywood ee is dhaleen iyo sida la isugu soo qaban karo muuqaal ahaan, waana wax ka jiro dadka is dhalay in meel un ay isaga eg yihiin markii aad loogu kuur galo.
Hadaba hoos kaga bogo xidigaha Bollywood-ka ee is dhaleen hadana muuqaal ahaan meel isaga eg:
Suniel Shetty iyo Athiya Shetty
Aditya Pancholi iyo Sooraj Pancholi
Rishi Kapoor/Neetu Singh iyo Ranbir Kapoor
Anil Kapoor iyo Sonam Kapoor
Shatrughan Sinha iyo Sonakshi Sinha
Sarika iyo Shruti Haasan
Jackie Shroff iyo Tiger Shroff
Shakti Kapoor iyo Shraddha Kapoor
Pankaj Kapur iyo Shahid Kapoor
Rakesh Roshan iyo Hrithik Roshan
Amitabh Bachchan iyo Abhishek Bachchan
Randhir Kapoor/Babita iyo Kareena Kapoor
864 total views, 864 views today
Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:
Fikir Ayaa Laga Dhiibatay Warbixintaan