Allah u naxriistee Muumin Caanooy

0
2126

Gudoomiyaha Jaaliyadda Soomaliyeed Mudane Cali Macow Xaaji Asagoo ku hadlaaya dhamaan magaca Jaaliyadda Soomaliyeed magaalada Guangzhou ee wadanka China. Waxaan dhambaal Tacsiyo u direenaa Gu,Ku xigeenka Jaaliyada Somaaliyeed ee wadankka China Mudane Cabdulaahi Muumin Caanooy oo aabihiisa ku geeriyoodey Magaalada Muqdisho ee wadan Somaliya. Waxaanu eebe ugu baryeynaa inuu Janatul firdowsa ka waraabiyo,samir iyo iimaana ilaah ka siiyo, qabrigiisana waasac Ilaah oogu dhigo. Aamii