DAAWO SAWIRADA: Ma Maqashey Weli Bakeylaha dunida ugu jooga dheer

0
3201

Magaalladda Worcester ee Gobalka England ee dalka Britain waxaa ku nool Bakaylaha caalamka ugu dheer, kaasi oo dhererkiisu dhan yahay 4 cagood iyo 4 hiish (4ft and 4 inch).

Qoyska dhaqaalaysta  Labadaasi Bakayle waxay sheegeen inay ku kharaj gareeyaan sannadkiiba lacag dhan 5,000 oo Geni (£5,000), waxayna cunaan 2,000 oo Karooto iyo 700 xabbo oo Tufaax sannadkiiba.

Labada Bakayle ee ay Reerka haystaan ayaa u muuqda kuwo marka sheeda laga arko loo malaynayo inay Eey yihiin.

Bakaylaha ugu dheer waxaa lagu xaqiijiyey Buugga lagu qoro waxyaabaha La-yaabka ee Caalamka ee “The Guinness Record”.

  BAKAYLE4 BAKAYLE5