Sida la ogyahay Aadanaha dunida ku nool muhiimad gaar ah ayuu siiyaa Hagaajinta iyo Qurxinta jirka Qofka, waa tan soo saartaa Muuqaalka Quruxda leh ee ay ku kala gedisan yihiin dhamaan dadka.
Sidaas oo kale, Qurxinta Wejiga oo ah meesha ugu horeysa ee Qofka indhaha dadka kale Qabata, waxaa la siiyaa muhiimad gaar ah, sidaasi darted anaguna waxaan idin soo gudbinaa Barnaamijyo la xiriira Hadba Isqruxinta iyo sidii loogu dadaali lahaa.
Sidii Caadada ahayd Waxaan manta idin soo gudbineynaa Barnaamijkan oo si toos ah dadka daneynaya Qurxinta wejiga iyo jirka intiisa kale ay ku weydiinayeen Khabiirad Soomaaliyeed oo ku xeel dheer arrimahaasi.
Muuqaalka Hoos ka Daawo
Markacadeey.com