Anagoo kala ah:
1. Cali Macow Xaaji (Gudoomiyaha Jaaliyada Soomalida ee Dalka China)
2. Sid Cali (Guddiga Jaaliyada Soomaalida ee Dalka China)
3. Cabdinaasir Macow (Guddiga Jaaliyada Soomaalida ee Dalka China)
Waxaan tacsi oo tiiraanyo leh u direynaa qoyskii iyo eheladii uu ka geeriyoodey
Marxuum Cabdiraxmaan Cali Sheekh.
Waxaan Eebe Marsuumka ugu beryeenaa inuu ka waraabiyo Janatul fardowsa.
Aamiin, Aamiin, Aamiin