Al Shabaab oo soo bandhigay Askar ay sheegeen in ay ka soo goosteen Ciidamada DF

0
1163
?????????????????????????????????????????????????????????

Al Shabaab ayaa ku dhawaad 10 Askari oo ay sheegeen in ay ka soo goosteen Ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya waxa ay ku soo bandhigeen deegaanno ku dhow dhwo Degmada Mahadaay ee Gobolka Shabeelaha Dhexe.

Saraakiil u hadashay Al Shabaab ayaa shaaca ka qaaday in Askartaan oo tiro ahaan gaaraya illaa 8 Askari in ay dhaqan celin u sameyn doonaan sida ay hadalka u dhigeen.

Dowladda Federaalka ayaa mararka qaar iyaduna sidaan oo kale u soo bandhigta Dagaalyahanno  ay sheegto in ay ka soo goosteen Al Shabaab.