Daawo: 10-Ka Milkiile Ee Ugu Taajirsan Kubada Cagta 3 Kooxood Ayaa Premier League Kaga Jira

0
1351

Milkiilayaasha ayaa inta badan isugu faana lacagaha ay leeyihiin iyaga oo midaas ku muujiya kooxdooda kana dhiga kooxaha ugu adag adduunka.

Maal qabeenada iska leh kooxaha kubada cagta ee kala duwan ayaa sanad kasta suuqa u gala sidii ay u xoojin lahaayeen kooxdooda taas oo ka dhigta kooxaha ugu adag adduunka. 

Hadaba waxa aynu maqlnay kooxaha yurub ugu awooda badan ee Real Madrid,Barcelona Iyo Bayern Munich kuwaas oo ay iska leeyihiin maal qabeeno lacag fiican leh.

Laakiin kama mid aha maal qabeenda ugu lacagta badan ama ugu taajirsan kubada cagta xilli 3-daa kooxoodba laga dhex waayay milkiilayaasha ugu lacagta badan adduunka.

Hadaba waxa aynu Muuqaalkan ku soo bandhigi doonaa 10-ka milkiile ee kubada cagta ugu taajirsan xilli ay ka soo dhex muuqaan kooxaha Man City Iyo Deportivo Lacaruna