Xiddigaha Khadka dhexe ayaa ka mid ah xiddigaha ay muhiimada weyn saarantahay marka loo eego ciyaarta dhexdeeda maadam iyaga looga baahanyahay in ay weeraryahankada u sameeyaan goolalka.
Khadka dhexe ayaa ah meesha ugu muhiimsan ee hadii kooxda looga awood bato ayna laba kubadood isku dhiibi karin maadam ay u dhexeeyaan daafacyada iyo weerarka yihiina ku isku xira.
Hadaba waxa aynu muuqaalkan ku soo bandhigi doonaa xirfada iyo goolasha xidddigaha ee ka ciyaara horyaalada La Liga Iyo Premier league
Halkaan hoose ka daawo farsamooyinkii