Madaxweynaha K/Cagta Qaaradda Afrika oo Muqdisho soo gaaray

0
1344

Madaxweynaha Xiriirka Kubadda Cagta Qaaradda Afrika Mr Axmed Axmed ayaa Maanta soo gaaray Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya,waxaana Garoonka Diyaaradaha ku soo dhaweeyay Madax ka tirsan Dowladda Federaalka.

Mr Axmed Axmed ayaa booqan doona Garoomada waa weyn ee lagu Ciyaaro Kubadda Cagta,iyadoo uu la kulmi doono Madaxda Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliya.

Sidoo kale waxaa uu la kulmi doonaa Madaxda ugu sareysa Dowladda Federaalka Soomaaliya sida Madaxweynaha iyo Ra’iisul Wasaaraha.