QARAX goor dhaw ka dhacay wasaaradda amniga qaranka somaliya
Qarax ayaa la sheegayaa in loo adeegsaday gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay
Wasaaradda aminaga qaranka ayaa ka mid ah meelaha sida weyne loo ilaaliyo
Ilaa iyo hadda lama ogga khasaaraha ka dhashay