Ciidamada DFS Iyo Kuwa AMISOM Oo Howlgallo Ka Wada G/ Hiiraan

0
898

Ciidamada milateriga Dowladda Soomaaliya iyo kuwa AMISOM, gaar ahaan Ciidamada Itoobiya ayaa saakay dhaq dhaaqyo Ciidan ka wada deegaano ka tirsan Gobolka Hiiraan.

Waxaana Ciidamadu howlgallo Waddo furis ah ay ka wadaan deegaano hoos yimaada degmooyinka Baladweyne, Maxaas iyo Matabaan ee Gobolkaasi.

Taliyaha Ciidanka Xoogga ee G/ Hiiraan Jenaraal Tawane Axmed Gurey oo la hadlay Warbaahinta ayaa sheegay in u jeedkoodu uu yahay, sidii Al Shabaab looga saari lahaa guud ahaan Gobolkaasi.

Halkaan hoose ka dhageyso Codka.

Radio Shabelle