Dhaq Dhaqaaqyo Ciidan Oo Ka Socda Gobolka Galgaduud

0
1031

Wararka laga helayo gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in dhaq dhaaqaaqyo Ciidan oo u dhaxeeya Al Shabaab iyo Ciidamada DFS ay ka socdaan deegaano ka tirsan gobolkaasi.

Ciidamada Dowladda iyo kuwa maamulka Galmudug ayaana lagu soo warramayaa in howgallo ka dhan ah Al Shabaab ay ka wadaan deegaanka Ceel Garas ee gobolka Galgaduud.

Guddoomiyaha deegaankaasi Xasan Daahir Sheekh Ciise oo la hadlay Idaacadda Shabelle ee m/ Muqdisho ayaa ka warbixiyay dhaq dhaqaaqyada ka socda deegaankaasi.

Halkan hoose ka dhageyso Codka