Hadalka madaxweyne Trump uu ku dhalleeceeyay dadka ka imanaya qaaradda Afrika iyo dalka Hayti ayaa si weyn u qabsaday warbaahinta caalamka iyo kuwa gudaha Maraykanka. Haddaba, sidee ayay Soomaalida Maraykanka iyo dadka kale ee caalamku u arkeen hadalka madaxweyne Trump? warbixin arrimhaasi ku saabsan waxaa inoo haya Jamal Axmed Cismaan.
Dhageyso Falcelinta Somalida ee Hadalki Trump