Faah Faahin: Dhageyso Diyaarad Ku Soo Dhacday Gobolka Shabeelaha Hoose

0
888

Diyaarad u muuqata Nuuca Xamuulka ayaa lagu soo warramayaa in ay ku soo dhacday deegaan ku dhow degmada Wanlaweyn ee Gobolka Shabeelaha Hoose.

Guddoomiye ku xigeenka dhinaca Maaliyadda maamulka Gobolka Shabeelaha Hoose Cabdifitaax Xaaji Cabdulle ayaa xaqiijiyay In diyaaraddaasi oo aan la ogeyn nuuceeda iyo dalka laga leeyahay ay ku dhacday deegaan u dhexeeyo saldhigyo ay ku kala sugan yihiin Ciidanka dowladda iyo Al Shabaaab.

Radio Shabelle