Madaxweyne Farmaajo: Hal Sano ka Dib

0
982

Muddo sanad ah ayaa ka soo wareegtay markii xilka Madaxtinimada dalka loo doortay Madaxweynaha soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo, hadaba sanad kadib maxey yihiin waxyaabaha u qabsoomay dowlada, maxeyse ka gaabisay, mise jiraan caqabado ka hor yimid mudadaaasi.

Warbixin arrimahaasi ku saabsan waxaa muqdisho ka soo diray wariyaheena Xasan Kaafi Qoyste.

VOA Somali