Kenya: Weerar Cusub oo Dhacay

0
717
A man stands amid destruction at the scene of an attack in the town of Mandera, Kenya, near the border with Somalia, Tuesday, Oct. 25, 2016. A Kenyan official says a number of people were killed in the extremist attack and that gunmen from the Somalia-based extremist group al-Shabab are suspected of carrying out the attack. (AP Photo)

Wararka ka imanaya Gobolka Waqooyi Bari Kenya ayaa sheegaya in dablay la tuhunsan yahay inay ka tirsan ururka Al-Shabab ay weerar ku qaadeen baro ay ciidamada amnoga Kenya ku leeyihiin magaalada Fino oo ku taal inta u dhaxaysa Mandera iyo Lafey.

Wararka aynu ka helnay dadka degaanka ayaa sheegaya inay jiraan askar dhimatay kaidb weerarkaas. Maleeshiyada weerarka soo qaadday ayaa sidoo kale la sheegay inay burburiyeen anteenadii shirkadda Safaricom.

Ururka Al-Shabab ayaa inta badan sheegta mas’uuliyadda weerarrada ka dhaca degaannadaas Waqooyi Bari Kenya.

Weerarka xalay dhacay ayaa Haaruun Macruuf uu ka waraystay nin ka mid ah dadka degaanka, waxaana waraysigii u dhacay sidan.

VOA Somali